naqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)Wax xulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqee ↴
cosob [m.l]
Doog badan oo markaas soo baxay. 2. Meel an naqeeda weli la daaqin.
naqayn [m.f.dh]
eeg naqee.
naq [m.l]
1. Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad. 2. Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
naq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. (f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin. 2. (f.g) Gar qaadid. 3. (f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg