naqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la celiyay ahaansho. 2. Gar la xalliyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqsan ↴
naqsanaan [m.f.dh]
eeg naqsan. ld naqsanaansho.
naqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg