nashir
(m.l)ld nashirid.
nashir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Akhbaar faafin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nashir ↴
nashiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar).
nashirid [m.f.dh]
eeg nashir². ld nashir¹.
nashirnaan [m.f.dh]
eeg nashiran. ld nashirnaansho.
nashirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nashirnaan.
nash [m.dh]
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg