nashnaashan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la nashnaashay ahaansho. ld naashnaashan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nashnaashan ↴
nashnaashnaan [m.f.dh]
eeg nashnaashan. ld naashnaashnaan, naashnaashnaansho, nashnaashnaansh.
nashnaash [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Sii qurxinta wax hore u jiray sida dhismo, farsamo iwm. 2. Inta lagu kordhiyo hadal hore murtidiisa loo yiri. ld naashnaash¹.
nashnaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
1. Dhismo, farsamo iwm qurxin. 2. Hadal murtidiisa hore loo yiri wax ku darid. ld naashnaash².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg