Site icon Qaamuus

jawaabta

nasiino
(m.dh)

Xaalad hawl iyo dhibaato la'aaneed. ld nasiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasiino

joogajooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nasiino lahayn. 3. Cucub.

joogjooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado. 2. Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.

looyaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.

looyaan [m.dh]
1. Nasiino iyo joogsad la'aan. 2. Xasillooni la'aan; wareer.

looyaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay)
Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.

mustareex [m.l]
Dhib la'aan iyo nasiino; raaxo.

mustareex [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.

nasiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Nafley nasiino siisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version