Site icon Qaamuus

jawaabta

nasri
(m.l)

1. Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm. 2. Nabadgelyo iyo barwaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasri

narsi [m.l]
ld nasri.

nas [m.l]
1. Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo. 2. (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version