naxsi
(m.l)ld naxsasho.
naxsi
(m.l)ld naxas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxsi ↴
naxas [m.l] (-syo, m.dh)
Maalin ama waqti nuxus ah. ld naxsi².
naxsasho [m.f.dh]
eeg naxso. ld naxsi¹.
nax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xtay; -nixi)
1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg