Site icon Qaamuus

jawaabta

naxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ka n.: cid naxdin ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxso

naxsasho [m.f.dh]
eeg naxso. ld naxsi¹.

nax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xtay; -nixi)
1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version