naxuus
(m.l)ld nuxuus¹.
naxuus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)ld nuxuus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxuus ↴
naxuusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nuxuusi.
naxuusid [m.dh]
ld nuxuusid.
naxuusin [m.dh]
ld nuxuusin.
nuxuus [m.l] (-syo, m.dh)
1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.
nuxuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².
nuxuusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.
nuxuusid [m.f.dh]
eeg nuxuus². ld naxuusid.
nuxuusin [m.f.dh]
eeg nuxuusi. ld naxuusin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg