nayaayiro
(m.dh)1. Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah. 2. Rajo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nayaayiro ↴
farax [m.l]
Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax¹.
maradhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
maradhaamo [m.dh]
Maaweelo nayaayiro leh.
nayaayiraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan.
nayaayiroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Nayaayiro dareemid.
nayaayirood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg nayaayiroo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg