nikaaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld nikaax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nikaaxi ↴
nikaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.
nikaaxid [m.f.dh]
eeg nikaax². ld nikaaxin.
nikaaxin [m.dh]
ld nikaaxid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg