nootaayo
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Nin ka shaqaaya xafiiska nootaayada.
nootaayo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Xafiis awood loo siiyey in uu u sharciyeeyo dadweynaha waxyaabaha ay kala beddelanayaan ama dhaxalka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nootaayo ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg