nuuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax nuur u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuri ↴
binnuuri [m.l]
ld binnuur.
nuurad [m.dh] (-do, m.l)
Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
nuuradayn [m.f.dh]
eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
nuuradaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
nuuradaysnaan [m.f.dh]
eeg nuuradeysan. ld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.
nuuradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
nuuradoobid [m.f.dh]
eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.
nuuradow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
nuurid [m.f.dh]
eeg nuur².