ogsoon
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)Cid wax ka war haysa ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogsoon ↴
ogsoonaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ogsoon. ld ogsoonaansho (2).
ogsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ogsoonow. ld ogsoonaan.
ogsoonow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-naaday, -naatay)
Arrin xogteeda wax la socda noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg