ordisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld orodsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ordisii ↴
ordisiin [m.dh]
ld orodsiin.
ordisiis [m.l]
ld orodsiin.
hardafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si hardaf ah faras u ordisiin.
orodsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax inuu ordo ku kellifid. ld ordisii.
orodsiin [m.f.dh]
eeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis.
xiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax xiin ka keenid. 2. Wax aad u ordisiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg