Site icon Qaamuus

jawaabta

orodsiin
(m.f.dh)

eeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh orodsiin

ordisiin [m.dh]
ld orodsiin.

ordisiis [m.l]
ld orodsiin.

buri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin. 2. (f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed. 3. (f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.

ceyri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.

kadlaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm).

orodsiis [m.l]
ld orodsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version