oslid
(m.f.dh)eeg osol². ld asool¹, asoolid, osol¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oslid ↴
asool [m.l]
1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.
asoolid [m.dh]
ld oslid.
qoslid [m.f.dh]
eeg qosol².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg