osol
(m.l)ld asoolid.
osol
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-slay, -soshay; -sli)ld asool².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh osol ↴
asool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².
dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.
gosol [m.dh] (-llo, m.dh)
Wiyil dheddig.
oslid [m.f.dh]
eeg osol². ld asool¹, asoolid, osol¹.
qosol [m.l]
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
qosol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-slay, -soshay; -sli)
1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.
qosolbile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Dhool.
qosolgariir [m.l]
Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg