qaabbilid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg qaabbil(2). qaabbil
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabbilid ↴
dhiirro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raday, ratay)
Arrin si geesinnimo leh u qaabbilid (qof).
qaabbil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo dhoweys. 3. Qaabbilkayga: hortayda, tooskayga.
qaabbil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Cid la kulmid.
2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg