qaaqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qamay, -qantay)Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaqan ↴
qaaqamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqan.
qaarqaaqan [m.l]
Q. ah: geed aan hoos badan lahayn.
qaaq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama qaylo ama ci.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg