Site icon Qaamuus

jawaabta

qafaalid
(m.f.dh)

eeg qafaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafaalid

qafaal [m.l]
1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado. 2. Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.

qafaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version