qaflan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
qaflan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qaflan lagu sameeyay ahaansho (ciyaar dubnadeed).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaflan ↴
qaflamid [m.f.dh]
eeg qaflan¹.
qaflanaan [m.f.dh]
eeg qaflan². ld qaflanaansho.
qaflanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaflanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg