qaflo
(m.dh)ld qaflad².
qaflo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaflo ↴
qaflad [m.dh]
Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo¹.
qaflasho [m.f.dh]
eeg qaflo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg