Site icon Qaamuus

jawaabta

qahran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof la qahray ahaansho. ld qaxran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qahran

qahranaan [m.f.dh]
eeg qahran. ld qahranaansho, qaxranaan, qaxranaansho.

qahranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qahranaan.

qaxran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qahran.

qaxranaan [m.dh]
ld qahranaan.

qaxranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qahranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version