Site icon Qaamuus

jawaabta

qajeel
(m.dh) (-lyo, m.l)

1. Rajo. 2. Sida badan, marar badan, badanaa. Tus. “Qajeel buu yimaadaa”.

qajeel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Wax rajo ka qabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qajeel

qajeelid [m.f.dh]
eeg qajeel².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version