qajeelid
(m.f.dh)eeg qajeel².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qajeelid ↴
qajeel [m.dh] (-lyo, m.l)
1. Rajo. 2. Sida badan, marar badan, badanaa. Tus. “Qajeel buu yimaadaa”.
qajeel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Wax rajo ka qabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg