qalawo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Dhis yar oo waxaraha la geliyo. 2. Dhismo yar oo loogu gabbado dugaag la rabo in la dilo. ld qalwo (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalawo ↴
qalwo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma. 2. ld qalawo. Edeg yar. 3. Dhismo yaroo wax lagu dabo. 4. ld khilaawo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg