Site icon Qaamuus

jawaabta

qalbisami
(m.dh)

ld qalbisamo, qalbisnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbisami

qalbisamaan [m.f.dh]
eeg qalbisan. ld qalbisamaansho, qalbisami, qalbisnaan.

qalbisamo [m.dh]
Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version