Site icon Qaamuus

jawaabta

qalbixumo
(m.dh)

Xumaan cidi uurka ku hayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbixumo

bellaagra [m.l]
(daaw.) Cudur nafaqoxumo ama nafaqodarro oo ay keento la'aanta ama kayaraanta jirka fitamiinka la yiraahdo PP oo ka sameysan “nikotiinika asidh”. Astaamaha: maqaarka inta muuqda oo galdhaca, shuban iyo qalbixumo ama qulub.

qalbixumi [m.dh]
ld qalbixumo.

qalbixumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Cid wax niyaddu ka xumaatay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version