qaldan
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho.
qaldan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xay, -xday)1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldan ↴
qaldamid [m.f.dh]
eeg qaldan¹.
qaldanaan [m.f.dh]
eeg qaldan². ld qaldanaansho.
qaldanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaldanaan.
qumman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof aan qaldanayn ahaansho.
tahantoog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg