Site icon Qaamuus

jawaabta

qaldhac
(m.l) (-cyo, m.dh)

Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.

qaldhac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -dhici)

Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldhac

qaldhacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld qallacan.

qaldhacnaan [m.dh]
ld qallacnaan.

qaldhacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qallacnaan.

qaldhicid [m.f.dh]
eeg qaldhac². ld qaldhocod, qallicid, qallixid.

qallax [m.l]
ld qaldhac¹.

qallax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld qaldhac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version