qaldhex
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1)-xey, -xday ld qaldheb.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldhex ↴
qaldheb [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo). 2. (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg