qaldid
(m.f.dh)eeg qalad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldid ↴
haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.
isdabamari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax isku qaldid. ld isdabammari.
qulub [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-lbay, -lubtay; -lbi)
1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid. 2. (f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid. 3. (f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
tahantoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
tiratoomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax tiradooda qaldid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg