Site icon Qaamuus

jawaabta

qaleys
(m.l)

ld qaleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaleys

qaleyn [m.f.dh]
eeg qalee. ld qaleys.

qaleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).

qaleysnaan [m.f.dh]
eeg qaleysan. ld qaleysnaansho.

qaleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaleysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version