qalindaar
(m.l)Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.
qalindaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Gacan wax qoreysa jugsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalindaar ↴
qalindaarasho [m.f.dh]
eeg qalindaaro.
qalindaarid [m.f.dh]
eeg qalindaar².
qalindaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg