Site icon Qaamuus

jawaabta

qallaal
(m.l) (-lo, m.dh)

1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.

qallaal
(m.dh)

Waddo aan toobiye ahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallaal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version