qallad
(m.l)Raacidda la raaco madhab in muddo ah.
qallad
(m.dh) (-do, m.l)Masiibo; belo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallad ↴
qalladasho [m.f.dh]
eeg qallado.
qallado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-latay, -ladatay)
Madhab raacid in muddo ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg