Site icon Qaamuus

jawaabta

qallalid
(m.f.dh)

eeg qallal². ld qallal¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallalid

jalaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-way, -wday)
Miro digir, loos iwm qallalid.

jidiindhuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uunay, -uuntay)
Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.

jidiinqallalid [m.f.dh]
eeg jidiinqallal². ld jidiinqallal¹ (2).

qallal [m.l]
1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.

qallal [m.l]
1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.

qallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version