qalloocid
(m.f.dh)eeg qallooc². ld qalloocasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocid ↴
qalloocasho [m.f.dh]
eeg qallooco. ld qalloocid.
qallooc [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.
qallooc [m.l]
(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.
qallooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg