Site icon Qaamuus

jawaabta

qalloocin
(m.f.dh)

eeg qallooci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocin

god [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli.

gurrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax qalloocin.

janjeeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhan u qalloocin.

qaroof [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax toosan qalloocin.

qoolaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².

qoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.

sirgax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax qalloocin.

qallooc [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.

qallooc [m.l]
(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.

qallooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version