qalloocnaan
(m.f.dh)eeg qalloocan. ld qalloocnaansho, qalloocsanaan, qalloocsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocnaan ↴
qalloocsanaan [m.dh]
ld qalloocnaan.
qalloocsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalloocnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg