Site icon Qaamuus

jawaabta

qalluul
(m.dh)

Qarsashada cid wax ay qaybinaysay wax ka qarsato.

qalluul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uulay, -uushay)

Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalluul

qalluulid [m.f.dh]
eeg qalluul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version