qalluulid
(m.f.dh)eeg qalluul².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalluulid ↴
qalluul [m.dh]
Qarsashada cid wax ay qaybinaysay wax ka qarsato.
qalluul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg