qaloo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3)(ooday, -ootay) Nafley qalo dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaloo ↴
baalcad [m.l]
1. Qaloon loogu talagalay in alla bari lagu samaysto; salool. 2. ld baalcas.
dube [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Xeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.
hanqalooc [m.l]
1. Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo. 2. ld hanqalooqsasho.
hanqalooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
ld hanqaloocso.
hanqaloocid [m.dh]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocsad [m.l]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocsasho [m.f.dh]
eeg hanqaloocso. ld hanqalooc¹, hanqaloocid, hanqaloocsad, hanqaloocs.
hanqaloocsi [m.l]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
ilwalliijis [m.l]
Si qalooc ah oo wax loo eego.
qal [m.l] (-lal, m.l)
Labada fuq ee afka middood; daan.
qal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid. 2. Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo. qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.