Site icon Qaamuus

jawaabta

qalood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg qaloo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalood

qalo [m.l]
Hal neef oo baadi ah.

qalo [m.dh]
1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon. 2. Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.

qalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ashay, -alatay)
Si loo cuno xoolo gowracasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version