qalowle
(m.l)1. Geel aan irmaan ahayn. 2. Cunto aan idaan lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalowle ↴
qalowlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.
qalowleyn [m.f.dh]
eeg qalowlee.
qalow [m.l]
Dhul korkiisa dhagax ku simanyahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg