qalowlee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalowlee ↴
qalowleyn [m.f.dh]
eeg qalowlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg