qalqal
(m.l)ld khalkhal¹.
qalqal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)ld khalkhal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalqal ↴
qalal [m.l]
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
qalqale [m.l]
1. Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo. 2. Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
qalqali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld khalkhali.
qalqalid [m.dh]
ld khalkhalid.
qalqalin [m.dh]
ld khalkhalin.
qalqalli [m.dh]
Dhoobo qallashay oo adag.
qalqalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld khalkhalsan.
qalqalsanaan [m.dh]
ld khalkhalsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg