Site icon Qaamuus

jawaabta

qamadi
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamadi

alaab caydhiin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-bo ..., m.l)
1. Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ay ka mid yihiin looxa jarjaran, burka qamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. ld alaab ceyriin.

shurbad [m.dh]
Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.

shurbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version