Site icon Qaamuus

jawaabta

qamanyuus
(m.l)

Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamanyuus

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version